|

Magaaladda Hargaysa oo laga Bilaabay Rakibaada Laydhka ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda iyo Mas’uuliyiin ka Hadlay DAAWO

Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kala ayaa Maanta Daahfuray Laydhka ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda oo Wasaarada Arrimaha Guduhu ugu Deeqday Dawlada Hoose ee Hargaysa .

Kulankan oo ay ka Soo Qayb galeen Ku simaha Maayarka Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Hargaysa Iyo Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa.

Comments are closed