|

Magaalada Taleex oo ay Gaadheen Wasiiro ka Tirsan Somaliland Iyo Qaabka Loo Qaabilay DAAWO

Taleex 28.April 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin ka socda dawlada dhexe ayaa maanta gaadhay Magaalada Taleex.
Weftigan Waxaa Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Waxaana Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Xukuumada Somaliland Mas’uuliyiin Heer Gobol iyo Madax dhaqameedyo.
Ujeedada Socdaalkooda ayaa salka ku haya ka garnaqista Khilaaf laba beelood oo wada dega deegaankaasi dhawaan ku dhex maray Magaalada Taleex.

Comments are closed