|

Magaalada Laascaanood oo Laga Hirgaliyey Wershad Biyaha Qadhaadh ee Magaaladaasi u Bedelaysa Kuwa Macaan DAAWO

Laascaanood 02. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Boos oo Ku Sugan Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray Wershad Biyaha Qadhaadh ee Magaaladaasi u Bedelaysa Kuwa Macaan.

Comments are closed