|

Magaalada Hargaysa oo lagu Qabtay Kulan Salka ku haya Dardargelinta Xidhiidhka Ganacsi ee Somaliland iyo Dalalka la Jaarka ah DAAWO

Hargaysa 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Cumar Shucayb Maxamed ayaa Magaalada Hargaysa ka furay Kulan lagaga hadlayay Sidii loo dardargelin lahaa Xidhiidhka Ganacsi ee Somaliland la leedahay dalalka la dariska ah.

Comments are closed