|

“Magaalada Hargaysa Badhtamaha Sannadkan Cusub waxay heli doontaa Biyo Ku Filan” Wasiirka Qorshaynta Qaranka DAAWO

Hargaysa 01.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Ismaaciil “Cali Shoonbe” ayaa Sheegay in Badhtamaha Sannadkan Cusub ee Maanta Bilaabmay Magaalada Hargaysa ay wada heli doonto Biyo Ku filan,Waxaa Kale oo Wasiirku ka hadlay in Beesha uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo ay ku biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Comments are closed