Magaalada Gebilay oo Lagu Daahfuray Mashruuc ku shaqaynaya Tamarta Cadceeda iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO
Gebilay 25.May 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Wershadaha Ayaa Xadhiga Ka Jaray Mashruuc ay Dawlada Hoose ee Gabiley Fulisay kaas oo ah Laydhka Tamarta Dabiiciga ah.