Magaalada Berbera oo Markii 1aad Yeelatay Deked Labaad iyo Asbaabaha Keenay DAAWO
Berbera 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madax ka Tirsan Xukuumada,Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo ee Magaalada Berbera ayaa si rasmi ah u hawl geliyay Deked Cusub oo laga Hirgaliyay Isla magaalada Berbera.
Dekedan Cusub ee Haatan uun laga Hirgaliyay Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa Ujeedada u weyn ee laga leeyahay ay ku qotontaa Sidii ay u fududayn lahayd Hawsha ay Madiga ku tahay Dekeda Weyni.
Berbera SDN/QJ
contact@qurbejoog.com