Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Rayaale oo Hargaysa ku soo Laabtay Tilmaamayna Xalka Qudha ee Khilaafka Jira lagaga Bixi karo,Muxuu Cali Warancade ka Yidhi? DAAWO
Hargaysa 11.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay isagoo ka soo Kicitimay Wadanka Faransiiska oo uu haatan degen yahay.
Daahir Rayaale Kaahin Waxa uu ka hadlay Khilaafkii ka dhashay Dib u dhaca doorashooyinka,Diidmada Golaha Guurtida ee go’aankii ay ku heshiiyeen sadexda Xisbi qaran iyo Xalka qudha ee banaan.