Madaxweynihii Hore ee Somalia Xasan Sheekh oo u Baqoolay Dalka Turkiga oo uu Degi doono & Balanqaad uu Hore u Jeediyey oo Beenoobay DAAWO
Muqdisho 18. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee Dalka Somalia ee dhawaan lagaga Guulaystay Doorashadii Madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday Xasan Sheekh Maxamud oo ay Weheliyaan Xubno ka Mid ah Qoyskiisa ayaa u Kicitimay Dalka Turkiga.
Xasan Sheekh ayaa Hore u Balanqaaday in aanu dal kale degi doonin Hadii looga Guulaysto Doorashadii Madaxtinimo.