Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Madaxda Itoobiya kala Hadlay Qadiyadii Qabsashada Taleex ee Ciidamada Somaliland Sawiro {DHAGAYSO}
Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta dalka dib uu soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu muddo todobaad ah ugu maqnaa dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.
Madaxweyne ku xigeenka waxaa garoonka caasimadda ee Egal International Airport ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda iyo qaar ka mid ah dadweynaha caasimadda.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MADAXWEYNE XIGEENKA SOMALILANDHargaysa SDN.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Saylici18(1).mp3″]
Contact@qurbejoog.com