|

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaab Cadho ka Muuqato uga hadlay Cafiskii Madaxweyne Siilaanyo ee Siyaasiyiinta Quusta ka Jooga Siyaasada Somalia DAAWO

Muqdisho 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka Falceliyey Qaraar uu Todobaadkii tegay Shaaciyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Cafis Shuruud la’aan ah ugu Fidiyey Siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee Quusta ka Jooga Mab’da Somali weyn oo uu ku saamaxay Isla markaana ku sheegay in hadii ay u baahdaan Diyaarado ka soo qaada Magaalada Muqdisho inay u diri doonaan

Comments are closed