Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir Xigeenka Uk u Fadhiya Ethiopia {DHAGAYSO}
Hargaysa 05.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Adis ababa u fadhiya Mr Chris Allan.
Kulankan ka dib waxa qasriga madaxtooyada Shir Jaraaid ku wada qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga maalamiga ah iyo Safiir ku xigeenka oo faahfaahin dheeraada saxaafada ku siiyey
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalada Mas’uuliyiintan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaSafiirXigeenka.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com