Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Casri oo loo Sameeyay Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta, Kana Hadlay Heshiiska DPW & Amaanta Wasiirka Macdanta DAAWO
Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray dhismaha casriga ah ee loo dhisay Wasaaradda Tamarta,Taas oo ay Ka Qayb galeen oo Kale Mas’uuliyiin Ka Tirsan Golayaasha Qaranka.