Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Kormeeray Mashaariic Xukuumadiisu ka Hirgalisay Gobolka Sool DAAWO
Laascaanood 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Kormeer Laba Cisho qaatay Wuxuu ku Tegay Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood,Waxaanu soo Kormeeray Mashaariic laga Hirgaliyey Magaalada Laascaanood.