|

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dawlada {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dalka kuwaas oo uu madaxweynuhu dardaaran iyo dhiirigelin shaqo siiyey kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada JSL gaar ahaan Hoolka Shirarka Golaha Wasiirada Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland waxa uu Tilmaamay doorka ay agaasimayaasha Guud ku leeyihiin dhaqaajinta hawlaha shaqo ee Wasaarradaha ay ka hawl galaan,waxaanu kula dardaarmay in  hawsha ay u xilsaaran yihiin uga soo baxaan si xilkasnimo leh

IMG_6762 IMG_6780 IMG_6797 IMG_6813

Guji halkan si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalka Madaxweynaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiilaanyoDg.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed