Madaxweyne Siilaanyo Muxuu U Sheegay Jaaliyadda Ingiriiska? (DAAWO)
Laondon,18Oct,2015(QJ/SDN)-Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa ku sugan yihiin Magaalada London ee Caasimadda boqortooyada Ingiriiska, ayaa Caawa khudbad u jeediyay boqollaal ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan halkaas.
Munaasibadda soo dhaweynta ah oo Jaaliyadda Somaliland ee Ingiriisku ku qaabishay Weftiga Madaxwaynaha ayaa waxa hadallo ka jeediyay Wasiirrada Madaxtooyada, Caafimaadka iyo Warfaafinta Somaliland waxayna ka Mahad-celiyeen soo dhaweynta Jaaliyaddu u samaysay Madaxweynaha, iyaga oo mid mid uga waramay Xaaladda dalka iyo waxqabadka Xukuumaddu fulisay.
Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Qudbada Madaxweynaha:
QJ/SDN: Hargeysa