|

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Ku Sugan Magaaladda Berbera iyo Soo dhawaynta loo sameeyay DAAWO

Berbera, 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa ka soo Ambo baxay Magaaladda Burco,Waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera.
Intii aanu Weftigu soo ambo bixin Magaaladda Burco Wuxuu Madaxweynuhu Xadhiga ka Jaray Wershad Cusub oo soo saari doonta Saabuunta adag oo ay leedahay Shirkada Ilays.

Comments are closed