|

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Gaadhay London kana Warbixiyay Socdaalkii uu Ku Tagay Magaalada Paris Ka Daawo QURBEJOOG.COM

Paris 22.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigiii uu Hogaaminayay oo Sadexdii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa dalka Faransiiska ayaa Galabta Gaadhay magaalada London ee Cariga Ingiriiska . Weftiga Madaxweynaha ayaa Si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka  Magaalada London. Madaxweyaha iyo Weftigiisu ka Hor intii aanay ka ambo bixin Magaalada Paris waxay Kulamo la Yeesheen Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Faransiiska iyo Golaha Senet-ka ee Faransiiska .


Paris SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed