|

Madaxweyne Siilaanyo & Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Kulan Xasaasi ahi ku dhex Maray Qasriga Madaxtooyadda iyo Nuxurka Qodobadda Laga Wada hadlay DAAWO

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xafiiskiisa qasriga Madaxtooyadda Waxa uu Kulan kula qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Mudane C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde.

Kulankan Foolka Foolka ahaa ayaa Madaxdda Xisbiga Waddani waxay Madaxweynaha u qadimeen tabashooyin ay ka tirsanayaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid tahay Xadhig soo noq noqday oo lagula kacay Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani.

Comments are closed