|

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland C.raxmaan Saylici ayaa Eedo Culus ku Ganey Wasiiradii Baarashuudka ka Goostay Tareenka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici haatana Mar kale u Xusul duuban Isagoo ku Lamaan Murashax Muuse Biixi inuu ku soo noqdo Hogaaminta wadanka ayaa Dhaliil iyo Dhaleecayn Dusha uga Turay Tiro ka Mid ahaa Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Dhawaan iska Casilay Xil haynta Xukuumadda uu Gadh wadeenadeeda ka mid yahay.

Comments are closed