|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Soo Xidhay Tartankii Axaadiista iyo abaal Marino uu Gudoonsiiyay ka qayb galayaashii “DAAWO SAWIRO”

Hargaysa 26.July13 (SDN) Madaxweyne ku xigeen Jamhuuriayda Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa isna galabta soo xidhay tartanka Axaadiista iyo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee Hargeysa kulankan oo ahaa mid ay Ardaydu ugu tartamaysay 30-ka Jis,20 jis, iyo 10 ka Jis ee Qur’aanka kariim ka ah ayaa waxa uu noqday tartankii ugu horeeyey ee Somaliland lagu qabto ee loogu tartamo Axaadista.

IMG_9320IMG_9344IMG_9345IMG_9361IMG_9383IMG_9393IMG_9404IMG_9413IMG_9428Kulankan oo ahaa mid Afur iyo Casho loogu sameeyey ka soo qayb galayaasha iyo tartamayaasha waxa uu ahaa mid qiimo weyn ugu fadhiya Bulshada qaybeheeda kala duwan waxaana madaxweyne ku xigeen ku uu shahaado iyo abaal marino gudoonsiiyey Ardaydii ugu saraysay tartankan.

Hargaysa SDN,

Qurbejoog.com

Comments are closed