Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka Hadlay Xuska Maalinta Dhallinyaradda adduunka Iyo Nuxurka Khudbad uu ka Jeediyey DAAWO
Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdlaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska maalinta Dhalinyaranimada
Munaasabadaasi oo ay soo qabanqaabiyeen daladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO laguna qabtay hotel guuleed ee Magaalada Hargaysa ayna goobjoog ka ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo wakiilada hay’adaha caalamiga ah qaarkood ayaa waxaa hadal ka jeediyey Madaxweyne ku xigeenka JSL MD Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil Saylici.