Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Kulan ku Saabsan Dib u Eegista Qorshaha Waxbarasho {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Furay Kulan lagu Darsayo Sidii Dib u Eegis loogu Samayn lahaa Waxbarashada Dalka Gaar ahaan Sannadkan aynu ku Guda Jirno ee 2014-ka .
Mudane C.raxmaan Saylici waxa uu Sheegay in Xukuumada ka Dhalatay Xisbiga Kulmiye ay Xooga saartay Kobcinta Waxbarashada dalka .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Madaxweyne Xigeenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SayliciWaxbarashada(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com