Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Siduu u arko in Goboladda Awdal iyo Salal ay ka Bilaabanto Diiwaangelinta Codbixiyaha DAAWO
Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Ku Sugan Magaaladda Boorama ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad lagu daahfurayay Bilowga Hawlgalka Diiwaangelinta Codbixiyaha.