|

Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo Mar labaad Ku Celiyey inaan Deegaamadooda Lagaga Dhawaaqi Karin Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq Kadib Markii ay Isku Maandhaafeen Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

Garowe 28. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land C.kariin Cameey ayaa Sheegay in Xayndaabka Maamulkooda aan lagaga dhawaaqi Karin urur diimeedka Alsaadicuuna bil xaq.

Hadalka Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Punt land ayaa ka danbeeyay Kadib Markii ay Dawlada federaalka Somalia ka Cadhootay hadal hore uga soo Yeedhay Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Punt land oo Sheegay in Xubnaha Urur diimeedkani ay ku noolaan karaan Gudaha Punt land.

Comments are closed