“Madaxweyne Haddaanu Xagla-toosiye Wasiir Kuu Ahayn Caddee’Wasiirka Caafimaadkana Waxaan Odhan Lahaa……….” Xisbiga Waddani Daawo Qurbejoog/Dhagayso
Hargaysa 31.March 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,ayaa Madaxweynaha Somaliland ka dalbaday inuu caddeeyo haddaanu Wasiir u ahayn Saleebaan Xaglo toosiye isla markaana Wasiirka Caafimaadka ula taliyay inuu xilka iska casilo mar haddii ay socon weyday waraaqdii uu u qoray Dr Macaw.
Hadaba halkan ka daawo shir jara,id oo Xisbigga mucaaridka ah ee Waddani maanta uu ku qabtay Xaruntiisa oo uu kaga hadlay shaqo joojinta Dawladdu ku samaysay Dr Macaw oo hawlo bukaan dawayn ah ka bilaabi lahaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Fiiro Gaar ah Hadii Codka Video-ga ee Mas’uuliyiinta Waddani aad Maqli Weydo Dooro Adigoo Gujinaya Halka Dhagaysiga ee ka Hoosaysa Muuqaalka .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO MAWQIFKA XISBIGA WADDANI
Hargaysa SDN.