|

Madaxweyne Gaas oo Shaaciyey inay Hakin doonaan Doorashooyinka Punt land ka Socda Fariin adagna u diray Gudoomiye Jawaari oo Dabada ka riixaya Qoondada Somaliland ee Aqalka Sare

Garowe 28. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Dr Cabdiweli Maxamed Cali {Gaas} ayaa ku Hanjabay in Maamulkiisu uu Gebi ahaanba Joojin doono doorashooyinka dadban ee Ka Socda Deegaanada Punt land hadii aan la Joojin Sida uu Xusay Qoraalo Sharci daro ah oo uu qaybiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka amase Baarlamanka Dawlada Federaalka Somalia Prof Jawaari,Qoraaladaas oo si Gaar ah u taabanaya qoondada aqalka sare ee la siiyey Somaliland.

Qoraalka Madaxweyne Gaas ayaa u dhignaa Sidan:-

puntland

Comments are closed