Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay inay Noqdeen Goobtii Kowaad ee Calanka Buluuga ah ee Somalia Laga Taago DAAWO
Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Ka hadlay Munaasibad Lagu Xusayay 57 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Mustacmarkii Ingiriiska.