Madaxweyne Farmaajo oo noqday Shaqsiyaadka ugu Shacbiyada badan Caalamka iyo Al Jazeera oo soo bandhigtay DAAWO
Muqdisho 21. February 2017 (SDN/QJ):-Tv-ga caalamiga ah ee Al Jazeera TV ayaa soo bandhigay warbixin uu ka diyaariyay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo kaas oo noqday Shaqsi aad u shacbiyad badan Dal & Dibadba .
Al Jazeera Tv ayaa Madaxweyne Farmaajo waxa uu bar bar dhigay madaxda Caalamka kuwooda loogu jeclaa uguna shacbiyada badnaa .
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Taageero buuxdo waxa uu ka heestaa dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed in kastoo howl adag ay sugeeyso .