|

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Denmark Iyo Ujeedadda Socdaalkooda DAAWO

Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo xoghayaha Danmark, Mr Martin Bille Hermann iyo Safiirka Denmark Ms. Mette Knudsen.

Comments are closed