|

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Inay Dib U Bilaabayaan Wada Hadalkii Somaliland Iyo Soomaaliya U Dhaxeeyay DAAWO

Muqdisho 02. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in mar kale dib loo bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Waxaanu sidan ka sheegay   mar uu ka hadlayay munaasabad calan saar ah oo Muqdisho lagu qabtay  oo aheyd 57-sano guuradii ka soo wareegtay markii ay calanka qaateen.

Comments are closed