|

Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir ku Xigeenka Japan u Fadhiya Nairobi iyo Wefti uu Hogaaminayo DAAWO

Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa  qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dalka Japan u fadhiya wadamada Somaliland iyo Somaliya iyo wefti uu hogaaminayo oo mudooyinkan booqasho ku joogay Somaliland,Socdaalka weftiga reer Japan oo ku aaddan soo indha-indhaynta mashaariicda ay Japan ka taageerto Somaliland ayaa waxaa kulankii ay Madaxweynaha la yeesheen ka warbixiyey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta JSL Dr Sacad Cali Shire.

Comments are closed