|

Madaxweynaha Somaliland oo oo La Xisaabtamay Hogaanka Sarre ee Wasaaradda Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Kulan Xog waraysi ah Waxa uu kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Madaxda Sare ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland.

Kulankan uu Madaxweye Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo la Yeeshay Madaxdda Wasaaradda Warfaafinta ayaa Salka ku haya Warbixin ay Gudidda Ilaalinta iyo Daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladdu ku dureen Wasaaradda Warfaafinta oo ay sheegeen in Qaar ka mid ah Gobolada dalka aanay ku lahayn Xarumo.

Comments are closed