Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigay Wejiga labaad ee dhismaha Wadada Hargaysa iyo Berbera DAAWO
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madax kale oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Maanta Dhagax dhigay Goobta uu ka bilaabmayo wejiga labaad dhismaha Wadada isku Xidhaysa Hargaysa iyo Berbera gaar ahaan Deegaanka Xamaas.
Madaxweynaha iyo Mas’uuliyiinta Wehelinaysay Waxaa si diiran u soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Heer Gobol,iyo Mid Degmo ee Gobolka Saaxil.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com