Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Sababta ay u Xusi Waayeen 26ka Juun iyo Ciddii Iska Lahayd Calanka Buluuga ah ee Somaliya DAAWO
Garowe 03. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Somaliya, ayaa ka hadlay sababta ay u xusi waayeen 26ka Juun, waxaana uu sheegay in maalintaasi ay maalintii ay Somaliland qaadatay xornimaddeedii isaga oo sida oo kale na sheegay in calankii laga taagay Hargeysa ee Soomaali oodhan uug horreeyey uu ahaa calanka Blue-ga ah ee hada astaanta u Somaliya.