|

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirada Somaliland ee dalalka Dibeda DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirada Somaliland u fadhiya Wadamada dibeda oo muddo laba maalmood ah uu tababar uga socday Hargeysa waana markii labaad ee ay kulmaan safiirada Somaliland.

Kulankan Waxaa Madaxweynaha Ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Sacad Cali Shire.

Comments are closed