Madaxweynaha oo Kulan La yeeshay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Dawlada Ingiriiska DAAWO/SAWIRO
Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xafiiskiisa Kulan kula Qaatay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibada ee Dawlada Ingiriiska oo Booqasho ku Yimid Caasimada Somaliland ee Hargaysa.