Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt Land oo Si Cad u Sheegay in aanay Jirin Wax Khaatumo la Yidhaa DAAWO
Muqdisho 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane C/wali Gaas ayaa si Cad usheegay in aysan aqon saneen Maamulada khaatuma iyo Maqir waxa uu sheegay in Deeganada Maamulka Puntland ay ayaga gacanta ku hayaan