|

Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya oo dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyey Qoomiyadaha Amxaarada Iyo Oromada ee Qalalaasaha wada DAAAWO

Jig Jiga 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kililka shanaad Cabdi Maxamed ayaa si ba’an u weeraray Kooxaha Amxaarada iyo Oromada ee itoobiya shidaya ..waa siduu hadalka u dhigaye..

Itoobiya ayaa hirdan adagi ka socdaa kaas oo u dhexeeya  dawlada iyo mucaaridka u badan Amxaarada iyo Oromada oo ah labada dalka Itoobiya u badan.

Comments are closed