|

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socday Shirkada Bollare ee xaga Dekeda

Hargeisa 8/7/2014(SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socday Shirkada Bollare ee xaga Dekeda ku shaqada leh  saldhigeeduna yahay Dalka France oo uu hogaaminaayey Madaxweynaha Shirkadaasi Mr Dominique Lafont.waftigan  ooy  madaxwaynaha ka wada hadlen  sidii Somaliland dakadaheeda loo horumarin lahaa  iyaguna waxay  ka mahadceliyen  sida wacan ee loohu soo dhaweeyey dalka iyoagoo sheegay  wax  badan  ka qaban doonan dekada Somaliland  hadaba shirkadaini  ayaa uu madaxawynuhu  hore  ugula soo kulamay  dalka faransiiska waana markii labad  e ay  madaxwaynaha kulmaan

1

2

3

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Aadan Qurbejoog.com

Concatsomalidisporanews.com

 

Comments are closed