|

Madaxweynaha Jabuuti iyo Ergayga Suudaanta Koonfureed U Qaabilsan IGAAD Oo Kulmay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dalka Jabuuti DAAWO

Jabuuti,16Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka jabuuti iyo ergayga igaad u qaabilsan suudaanta koonfureed ayaa ku kulmay magaalada jabuuti, iyadoona ujeedka booqashada ergaygan lagu sheegay in ay tahay kulamo uu si gooni gooni ah ula yeelanayo madaxda wadamada ururka IGAAD.

Warkaas iyo wararkalaba Halkan Hoose Ka Daawo:

 

Comments are closed