Madaxweynaha Dawlad Deegaaneedka Ethiopia oo ka hadlay Doorka Ciidamada Ethiopia ee Somalia iyo Deeqaha Waxbarasho {DHAGAYSO}
Jig Jiga 06.July (SDN) Madaxweyne Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa Sheegay inay Maamulkiisa farxad weyn u tahay inay Deeqo Waxbarasho Siiyaan Arday ka socota Somaliland iyo Punt land.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay Madal ay ku qalin jebinayeen 759 Arday isla markaana Wax ka bartay Jaamacada Jig Jiga Health Science.
Mudane Cabdi Maxamed Cumar waxaa kale oo uu ka hadlay doorka ay Ciidamada Itoobiya ka qaataan nabad ka aslaaxinta Somalia .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CabdiCumar1.mp3″]
Jig Jiga SDN.
Qurbejoog.com