Madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo Madaxda xisbiga Ucid oo kulan ku qatay Dubai
Ka London31May14 (SDN) gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyo musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen AYAA waxay kulaN la qateen MADAXwayanhIi hore ee soMalilaNd mudane Dahir Riyale KaahIn kulankan oo aan loo Ogalayn Saxafada ayaa Waxa laysla Soo qatay sidii dalka loo badbadin Laha IyO khilaafka ka dhexeya xisbiga Kulmie iyo sidii shirwayne qaran loo qaban lahaa .Madaxwayne Daahir Riyaale kahin ayaa mudo ku sugnaa dalka Imaaradka carabta waa markii u horaysay ee uu la kulmo madaxda xisbiga Ucid,Musharaxa madaxwaynaha ayaa xisbiga Ucid Jamaal CaLi Xuseen ayaa qayb ka ahaa kulankan. xisbiga Ucid ayaa dhawaan waxa uu ku jiray sidii loo dardar galin lahaa iyaga madax culus ku soo bireen iyada oo la filaayo in madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir riyaale kaahin ayaa la filayaa inuu u digarito xisbiga Ucid