|

“Madaxwaynaha Somaliya Wuu Riyoonayaa” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay warar sheegaya in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh uu dacwad ku furayo qaar ka mid ah Shirkadaha Hawsha Shidaal baadhista ka wada Somaliland .

Jamaal Cali Xuseen Waxa uu xusay in Somalia iyo Maamulkeeda ay la jecel yihiin in nabadgalyo iyo Horumar ay gaadhaan waxaa kale oo uu ka dalbaday inuu gacmaha kala baxo Madaxweynaha Dawlada Federaalku arrimaha Somaliland,Waxaanu intaas ku daray in looga baahan yahay sidii uu nabad uga aslaaxin lahaa Caasimada dalkiisa ee Muqdisho .

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed