|

Madaxwayena ku xigeenka S/L oo la kulmay masuuliyiin ka soo jeeda qaarada africa‏ iyo Safiirka Liberia in Dubai. Mr Arun Panchariya

Dubai 15sep13 (SDN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Abdirahman Saylici  oo ku sugnaa baryahan danbe magaalada Dubai ayaa la kulamay Madax ka tirsan wadamda Afrika oo ka wada hadleen xidhiidhka ka dhaxeeya somaliland iyo wadamda Africa madaxwayne ku xigeenka ayaa waxa ku waheliyeyey Kulankan oo u qaban-qaabadiisa lahaa Mr Hussein alquraishi oo ah madaxa sanduuqa horumarinta mashaaricda Africa ayaa sidoo kale waxa ka soo qayb galay safiirka dalka Niger u fadhiya imaaraatka carabta Mr Khalifa Sinaad iyo qunsulka dalka Chad ay ku leedahay dalkan U A E.

Waxa sidoo kale Mr Hussein alishaqi u suurtagaliyay madaxayne ku xigeenka Somaliland iyo wafdigii la socday inay kulan la yeeshaan shirkada loo yaqaan allied petroleum ee sida wada wadaaga ah ay u leeyihiin ingiriiska iyo Australia, taas oo shidaalka iyo dahabka ka baadha dalal badan oo afrikaan ah sida Zimbabawe, Tanzania, Uganda iyo Ethiopia.

Waxa halkaana la iswaydaarsaday arimo dhawr ah oo la xidhiidha dhanka ganacsiga guud ahaan iyo arimo u gaar ah shidaalka iyo macdanta Somaliland.

 

This is was a Meeting Between the Vice President and H.E Arun Panchariya of Global Finance & Capital Ltd who is also the Ambassador of Liberia in Dubai.  Mr Arun Panchariya is one of the richest Man in India and Dubai. Mr Arun Panchariya own Bank, Petroleum Company, Coal Mine companies in Australia, Indonesia , Telecommunication. He advise 8 African President , Serbia Government, Malaysia Government.

 

The Delegation with the Vice President.

Hussein Al-Ishaqi of African Development Fund

Pic 25Pic 21

Comments are closed