|

Madaxtooyada Somaliland oo Sheegtay in Lagu Guuldaraysan karo Shidaal Baadhista DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Socdaal Sadex Caano Maal qaatay ku soo maray Gobolada Saaxil Iyo Togdheer.

Ujeedada u weyn ee Safarka Madaxweynaha ayaa ahayd Sidii uu Magaaladdda Burco uga Daahfuri lahaa Hawlgalka baadhista iyo Sahaminta Shiidaalka.

Comments are closed