Madaxtooyada oo ka Hadashay Shirka dooda Qaran ee Sadexda Xisbi Isla qaateen
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaaa sheegay inaaan Xisbiyada Qaranku Awood u lahayn inay qabtaan Shir Qaran.
Hadalka Afhayeenka ayaa ka danbeeyay kadib markii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu MadMadow geliyay Heshiiskii uu labada Xisbi Mucaarid la gaadhay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DHUXUL.mp3″]