Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo soo Laba kacleeyay iyo Soo Jeedino hor leh oo ay u qadimeen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO
Boorama 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa Madaxweynaha Somaliland ka Dalbaday in Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda ee uu Gacanta ku hayo uu ku Saleeyo Tabashadii ay Mudo dheer ka hor u Gudbiyeen oo ay Sheegeen inaanu ilaa iyo Hada ka Jawaabin.