Madaxa Sharkada Mercedes UK Mr Nigel Smith oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland
London18Oct14(SDN?QJ)Madaxa sharkada Marcdes ee wadanka uk Director Mr Nigel Smith ayaa soo dhawayn u samayey wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Mussa Qasim iyo Afhayeenka Madaxtooyada Ahmed salebaan Dhuxul kulankan oo ay wahaliyeen xubno ka tirsan Jaaliyada somaliland ee uk ioyo madaxa hayada Afrika Xuseen alisxaaqi kulanka oo xoojinaya xiiriirka somaliland iyo Wadankan uk xaga ganacsiga iyo maalgashiga sharkadan ayaa sharkad caalamiya oo danaynasa somaliland kulankan ayaa waxa ku soo dhamaday is afgarad iyo isfahan wasiirka ganacsiga ayaa uga mahad celieyey sharkda Mercdes habka wacan ee ay u soo dhaweyeen
Xafiiiska wararka qurbejoog London
Halkan ka daawo sawirda