|

Madax-dhaqameedka Reer Sanaag oo Baaq Miisaan leh iyo Digniin u Diray Guddiga Doorashooyinka Somaliland DAAWO

Ceerigaabo 16. November 2017 (SDN/QJ):-Madax-dhaqameedka Reer Somaliland Xubno ka tirsan, gaar ahaan gobolka Sanaag, ayaa Maanta Warbaahinta kula hadlay Buurta Daalo, isla markaana Guddiga doorashooyinka Qaranka ugu Baaqay inay Dadka iyo Dalka Somaliland u tidhaan oo aanay natiijo Sharci-darro ah ama wax lagu shubtay ku kala saarin Musharrixiinta ku tartamay doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan dalka ka qabsoontay.

Madax-dhaqameedkaas iyo Baaqa waayeel-nimo ee ay u soo jeediyeen Guddiga doorashooyinka Somaliland, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed